Ilaahay waxaan ka baryaynaa in uu naga aqbalo bishii ramadaan aan soonay iyo salaadihii aan tukanaynabigu sala laahu calayhi wasalam wuxuu yiri aduunka ku ahaw sidi qof safar ah.oo yimi geed hoostii kana gudbay Cabdilaahi ibnu cumar wuxuu oran jiray hadii waagu kuu baryo haku ha sugin in aad galabaysato,Hadaad galabaysatana ha sugin subaxdii
Ilaahay waxaan ka baryaynaa in uu naga aqbalo bishii ramadaan aan soonay iyo salaadihii aan tukanay
nabigu sala laahu calayhi wasalam wuxuu yiri aduunka ku ahaw sidi qof safar ah.
oo yimi geed hoostii kana gudbay
Cabdilaahi ibnu cumar wuxuu oran jiray hadii waagu kuu baryo haku ha sugin in aad galabaysato,
Hadaad galabaysatana ha sugin subaxdii
Halka ka dhegaysoquraanka kariimka (Sh. Khaliil al xusari iyo shiikh cabdiraxman al sudaysi
Halka ka dhegaysoqiraa'ada S. Can Abi Camur (Sh. Cabdirashiid Sh. Cali Suufi)
Tafsiirka Shiikh Shiikh Cumar Faaruuq Halka ka dhagayso An-Naas - Al-Kaafiruun An-Naas - Al-Kaafiruun Al-Kawthar - Al-Qaaricah Al-Caadiyaat - At-Tiin Ash-Sharx - Al-Balad Al-Fajr - Adh-Dhaariq Al-Buruuj - Al-Mudhaffaffiin Al-Infidhaar - Cabasa An-Naazicaat - An-Naba Al-Mursalaat - Al-Insaan Al-Qiyaamah - Al-Muddathir Al-Muzzammil - Al-Jinn Nuux - Al-Macaarij Al-Xaaqah - Al-Qalam Al-Mulk - At-Taxriim Adh-Dhalaaq - At-Taghaabun Al-Munaafiquun - Al-Jumucah As-Saff - Al-Mumtaxinah Al-Xashr Al-Mujaadalah Al-Xadiid Al-Waaqicah Ar-Raxmaan Al-Qamr An-Najm Adh-Dhuur Ad-Daariyaat Qaaf Al-Xujuraat Al-Fatx Muxammad Al-Axqaaf Al-Jaathiyah Ad-Dukhaan Az-Zukhruf Ash-Shuuraa Fussilat Ghaafir
Sawirada laga soo qaaday meesha la helay ka eeg hoos
Mashruuca abuubakar as-sadiq waa mashruuc loogu talagalay inuu noqdo meel ku filan umadda soomaaliyeed ee ku dhaqan gobolka MInnesota, wuxuu mashruucani soo socday muddo laba sano. Mashruucani wuxuu isugu jiraa. Masaajid community center School ama Madariso meel maydka lagu dhaqo Haddaba haddii aad rabto wixii faah faahin ah kala soo xiriir: Sh. Cabdirahman sh. cumar(gudoomiye) Tell:612-558-2395 Abdicaziiz Sugule (xisaabiye) Tell: 612-481-4446 Abdixakim xasan xuseen (hawl wade) : 612-990-2425 Abdiqani maxamed calixagaa (xubin) : 612-275-2512 Shaafi cabdi xaashi (xubin) : 612-242-9991
guji halkan Si aad u soo dirto email.