Support us|    About us|    Donation|    Contuct us|  Abubakar asadiq project|  Map          
Idaacatu sawtul quraan
Halka ka dhegayso


Islamic links
Markazu Hudaa
SomaliSunnah
radiowarsan.com
Miisaan.com
Banadir-islam
Masjid Alfaaruuq
gabdhaha.com
hanuun.com
Maktab annuur
boqolsoon.com
Khalidmosque.com
hnur.com
aflax.net

masjidabubakar

Siirada Nabiga
Siirada Saxaabada
Tafsiirka Quraanka
Maqaalo  Afcarabi ah
U dabaal degga ciidda Mowliidka
tobanka dilxija iyo fadligeeda
Xajka iyo fadliga uu leeyahay
Xanta iyo xumaanteeda  
Axkaamta Furiinka (Dalaaqa):  
hadyigii nabiga ee zakaatu fidriga  
Duruus ku saabsan Ciidda  
Duruus ku saabsan Zakaatu fidriga  
Ramadaanka iyo Tawbadkeenka alle  
Duulaamadii iyo dhacdooyinkii
dhacay bisha ramadaan
 
Cadaawadda Muslimiinta iyo Yuhuuda  
Todobaatan Mas'alo oo ku saabsan
bisha ramadaanka
 
Afartan Nasiixo (Talo) Hagaajinta
Guryaha(Qoyska)
 
Nahyiga ku soo arooray in la
soomo Maalinta shakiga
 
In layska reebay in maalin ama
laba maalmood laga hormariyo
bisha ramadaan
 
Mawaadiic ku saabsan Ramadaanka  
Fadliga Salatu laylka  
Fadliga uu leeyahay Ictikaafka
iyo Axkaamtiisa

Sugidda uu alle sugo Adoomihiisa Mu'miniinta ah
NuurkaHanuunka
Noolaynta Sunada
Dardaaranka ilaalinta kitaabka ilaahay
ilaahay ka cabsada oo u cadaalad sameeya caruurtiina
Axkaamta nikaaxa oo la soo gaabiyey
Axkaamta nikaaxa oo la soo gaabiyey  
Qolka Gabdhaha
Click Here
qolka Muxaadarooyinka
halka ka gal
Click Here
Ku biir Qolka Kheyrka
Name:
E-Mail :
Action: Subscribe
Muxaadarooyinkii
Mu'tamarka Ohio
Click Here
qolka Muxaadarooyinka
Muuqaalka ah
Click Here
walaal soo qor dhamaan
suaalaha aad qabto
Click Here
Kitaabta halka ka dhegayso
Caqiidatul Waasidiya
Suwaru min xayati saxaba
Al wajis fi fiqi suna
Musdalaxul xadith
Lumcatul Icitiqaad
Uthulu thaltha
Waqtiyada Salaada
Magaalada aad joogto ka dooro
aduunka oo dhan
Wadanka ama magaalada:

Halka ka dhegayso
quraanka kariimka

(Sh. Khaliil al xusari iyo
shiikh cabdiraxman al sudaysi

Halka ka dhegayso
qiraa'ada S. Can Abi Camur

(Sh. Cabdirashiid Sh. Cali Suufi)

Tafsiirka Shiikh
Shiikh Cumar Faaruuq
Halka ka dhagayso

muxaadarooyin muqal ah
Kibirka
Ragga Xambaaray Qur'aanka
Guurka iyo Barakadiisa
Where African-Americans
Muslim From Start

Click here
Those Whose Du'aa is
Answered by Allah

Click Here
Baaq ay shirka ka soo saareen Golaha Imaamyada Waqooyiga Ameerika.Dec 29, 2003

Waxaa ka furmay Magalaada Minneapolis ee Dalka Maraykan-ka Shirwaynihii Sadexaad ee Jaaliyada Soomaaliyeed ee Waqooyiga Ameerika Kaas oo socday inta u dhaxaysay 26-28 December , 2003

Shirkaas oo ay kasoo qayb galeen in kabadan 5000 oo qof , waxaa shirkaas ka hadlay Culimada, Ururka Caafimaadka iyo ururka Macalimiinta.

Shirkaas ayaa waxaa laga soo jeediyey in kabadan 12 Muxaadaro oo ku saabsan badbaadada umada. Shirkaas oo maanta si rasmi ah loo soo gaba gabeeyey 12/28/2003 ayaa waxaa kasoo baxay go’aamadan hoos ku qoran, oo ay soo saareen golaha imaamyada (waa imaamayada Masaajida waqooyiga Ameerika) go’aamadaas oo ka tarjumaya arigtada jaaliyada Soomaaliyeed ee Waqooyiga Ameerika.

  1. Wuxuu Shirku umada Soomaaliyeed ugu yeerayaa inay u soo laabtaan ku dhaqanka kitaabka illaahay iyo Sunada Nabigiisa (scw).
     
  2. Wuxuu Shirwaynuhu ugu baaqayaa dhamaan dadka Soomaaliyeed gudaha iyo dibadaba inay u gurmadaan dadka ay abaaruhu ku dhufteen ee ku nool Soomaliya.
     
  3. wuxuu shirku ugu baaqayaa inay dagaalka joojiyaan dhamaan dadka Soomaaliyeed, gaar ahaana kuwa hada ku dagaalamayaa GOBOLKA GALGUDUUD ilaahayna ay uga toobad keenaan waxay gaysteen iyo inay u xukun tamaan shareecada islaamka.
     
  4. wuxuu shirku ugu baaqayaa umada Soomaaliyeed inay aayahooda ka tashadaan iyagoo kamaar maya faragalin shisheeye khilaafaadkooda ku xaliyaan Kitaabka iyo Sunada.
     
  5. wuxuu shirku ugu baaqaayaa umada Soomaaliyeed inay joojiyaan dadka walaala hood ah ee ay guur iyo hayb soo cayaan.
     
  6. Shirku wuxuu dadka Soomaaliyeed ku dhiiri galinayaa in lagu dadaalo xaga waxbarasha maadaama aysan jirin Dowlad Soomaaliyeed, lana taageero Iskuulada hada jira lana asaaso kuwa hor leh Sida; Jaamacadaha, Machadyada, Iskuulada Sare iyo Kuwa hooseba.
     
  7. wuxuu shirku ugu baaqayaa dhamaan dadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan Waqooyiga Ameerika inay xoojiyaan midnimada iyo is kaashiga sida; Culimada, Aqoonyahanadda, Siyaasiyiinta, dhalinyarada, Ururada Bulshada iyo dhamaan qaybaha kale ee Bulshada.
     
  8. Wuxuu shirku ugu baaqayaa Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee Waqooyiga Ameerika in ka qayb qaataan sidii loo furi lahaa Iskuulo Islaami ah, oo lagu badbaadinayo dhilinta Soomaaliyeed ee ku nool Waqooyiga Amerika.

  9.  
  10. ugu danbayntii wuxuu shirku umada Soomaaliyeed ku boorinayaa alle ka cabsi iyo is garabsi.

Mahad allaa leh Nabi Muxamed nabad gelyo iyo naxariis korkiisa ha ahaato.

Golaha imaamyada ee Waqooyiga Ameerika.

 


dheg

guji halkan Si aad u soo dirto email.