Support us|    About us|    Donation|    Contuct us|  Abubakar asadiq project|  Map          
Idaacatu sawtul quraan
Halka ka dhegayso
Wargayska Ilays
Caddadka 1aad Caddadka 2aad Caddadka 3aad Caddadka 4aad Caddadka 5aad
Islamic links
aftahan.com
Miisaan.com
Banadir-islam
Masjid Alfaaruuq
gabdhaha.com
hanuun.com
Maktab annuur
boqolsoon.com
Khalidmosque.com
hnur.com
aflax.net

islamicschool
masjidabubakar
halka ka dhegayso Anaashiid Carabi ah
Click Here

Siirada Nabiga
Siirada Saxaabada
Tafsiirka Quraanka
Maqaalo  Afcarabi ah
U dabaal degga ciidda Mowliidka
tobanka dilxija iyo fadligeeda
Xajka iyo fadliga uu leeyahay
Xanta iyo xumaanteeda  
Axkaamta Furiinka (Dalaaqa):  
hadyigii nabiga ee zakaatu fidriga  
Duruus ku saabsan Ciidda  
Duruus ku saabsan Zakaatu fidriga  
Ramadaanka iyo Tawbadkeenka alle  
Duulaamadii iyo dhacdooyinkii
dhacay bisha ramadaan
 
Cadaawadda Muslimiinta iyo Yuhuuda  
Todobaatan Mas'alo oo ku saabsan
bisha ramadaanka
 
Afartan Nasiixo (Talo) Hagaajinta
Guryaha(Qoyska)
 
Nahyiga ku soo arooray in la
soomo Maalinta shakiga
 
In layska reebay in maalin ama
laba maalmood laga hormariyo
bisha ramadaan
 
Mawaadiic ku saabsan Ramadaanka  
Fadliga Salatu laylka  
Fadliga uu leeyahay Ictikaafka
iyo Axkaamtiisa

Sugidda uu alle sugo Adoomihiisa Mu'miniinta ah
NuurkaHanuunka
Noolaynta Sunada
Dardaaranka ilaalinta kitaabka ilaahay
ilaahay ka cabsada oo u cadaalad sameeya caruurtiina
Axkaamta nikaaxa oo la soo gaabiyey
Axkaamta nikaaxa oo la soo gaabiyey  
qolka Muxaadarooyinka
halka ka gal
Click Here
Ku biir Qolka Kheyrka
Name:
E-Mail :
Action: Subscribe
Muxaadarooyinkii
Mu'tamarka Ohio
Click Here
qolka Muxaadarooyinka
Muuqaalka ah
Click Here
walaal soo qor dhamaan
suaalaha aad qabto
Click Here
Kitaabta halka ka dhegayso
Caqiidatul Waasidiya
Suwaru min xayati saxaba
Al wajis fi fiqi suna
Musdalaxul xadith
Lumcatul Icitiqaad
Uthulu thaltha
Waqtiyada Salaada
Magaalada aad joogto ka dooro
aduunka oo dhan
Wadanka ama magaalada:

Halka ka dhegayso
quraanka kariimka

(Sh. Khaliil al xusari iyo
shiikh cabdiraxman al sudaysi

Halka ka dhegayso
qiraa'ada S. Can Abi Camur

(Sh. Cabdirashiid Sh. Cali Suufi)

Tafsiirka Shiikh
Shiikh Cumar Faaruuq
Halka ka dhagayso

muxaadarooyin muqal ah
Kibirka
Ragga Xambaaray Qur'aanka
Guurka iyo Barakadiisa
Where African-Americans
Muslim From Start

Click here
Those Whose Du'aa is
Answered by Allah

Click Here
Shirweynihii 2aad ee Golaha Masaajidda America
ayaa waxaa lagu qabtay Magaalada Columbus ee Gobolka OHIO (USA) shirkani wuxuu socday muddo saddex bari ah August 30, 31 & September 1, 2003 September 1, 2003 Culumada ka soo qayb gashay waxay soo saareen baaq dheer ay ummaku tusayaan in xal degdeg ah loo helo wadanka soomaaliya, shirkaa waxaa ka soo qayb galay dad gaaraya 3000 oo qof
Baaqii ay culumadu soo saareen waakan:

Ku: Guddoomiyaha Shirka dib u heshiisiinta Soomaaliyeed Mr. Kibligat
Ku: Hoggaamiyayaasha kooxaha iyo dowlad goboleedyada
Ku: Culimada, Salaadiinta, Boqorada, Isimada, Ugaasyada, Garaadyada, Islaamada Malaaqyada iyo dhamaan cuqaasah beelaha soomaaliyeed.
Ku: Dowladaha goobjoogyaalka ka aha shirka
Ku: Ururada caalamiga iyo cid kasta oo daneysaya arrimaha ummmada soomaaliyeed
Ku: Ummadda soomaaliyeed meel kasta oo ay joogto

Ujeeddo: Baaq ku wajahan shirka dib u heshiisiinta Soomaalida (iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed)
Annagoo ah ummadda soomaaliyeed ee degen Maraykanaka, anaga oo ah Imaayada iyo Ducaadda Masaajidda Soomaaliyeed, anagoo ah dadka ka qayb galaya shirweynaha labaad ee golaha Masaajidda ee ka dhacaya Masjidka Ibnu-Taymiyhay ee magaalada Columbus. OH, USA oo lagu qiyaasay in ay ka qayb galayaan in ka badan 3000 oo qof.
Waxaan ugu horreyntii idinka mahadcelinaynaa waqtiga, dhaqaalaha, dadaalka iyo juhdiga aad gelinaysaan sidii ummadda soomaaliyeed loogu sameyn lahaa dowlad soomaaliyeed oo loo dhan yahay.
Marka xiga waxaan idiin soo jeedinaynaa arimaha hoos ku qoran:
1. Waa inay muujiyaan xubnaha shirka ka qaybgalaya xilkasnimo, aragti fog, daacadnimo, dulqaad iyo isu tanaasul.
2. In aan la luminin fursadan oo la xaqiijiyo ujeedadii loo yimid shirkan, uuna noqda mid miro dhala.
3. In dastuurka dalka lagu dhiso shareecada Islaamka ee ku saleeysan Qur’aanka iyo Sunada Nabiga, taas oo ah rabitaanka iyo waxa ay ummadda soomaaliyeed doonayso.
4. In talada iyo hogaanka loo dhiibo dad leh aqoon, Alla ka cabsi, xilkasnimo, karti iyo daacadnimo.
5. In ummaadda soomaaliyeed ay is cafiyaan, lana hilmaamo wixii ummadda kala gaaray, horeyna loo socdo, loona soo jeesto wax ka qabadka aayaha mustaqbalka ummadda Soomaaliyeed.
6. In masiirka iyo hanaan socodka shirka ay ummadda soomaaliyeed yeelato, una tashato aayaheeda isla markaana soo dhoweeyaan cid kasta oo gacan ama taageero ka geesanaysa aasaaska dawlad soomaaliyeed oo loo dhan yahay.
7. Waxaan ummadda soomaliyeed xasuusinaynaa in liibaantooda adduun iyo aakhiraba ay ku jirto qabsashada xariga ilaahay.
Waxaa qoraalkan soo saaray Imaamyada afar iyo toban (14) Masaajid oo Soomaliyeed oo ku kala yaala gobolada kala duwan ee Maraykanka iyo qaar ka mid ah indheer garadka soomaliyeed oo ku nool dalka Maraykanka

Wixii faahfaahin fadlan la soo xiriir :
Sh. Maxamed Idriis Imaamka Masjid Assunah Atlanta, GA,
Sh. Cabdirahman Sh.Cumar Imaamka Masjid Imaam Ashaafic Minneapolis, MN
Sh. Ibrahim Maxamed Masjid Abuubakar Assidiiq, Seattle, WA
Sh. Cabdishakur Ibrahim Imaamka Masjid Al-Farooq, Nashville, TN.

Jawaabta qoraalkan waxaa lagu hagaajin karaa
Email: cabdishakur@yahoo.com | C/O: Imam Abdi-shakur

guji halkan Si aad u soo dirto email.