Ilaahay waxaan ka baryaynaa in uu naga aqbalo bishii ramadaan aan soonay iyo salaadihii aan tukanaynabigu sala laahu calayhi wasalam wuxuu yiri aduunka ku ahaw sidi qof safar ah.oo yimi geed hoostii kana gudbay Cabdilaahi ibnu cumar wuxuu oran jiray hadii waagu kuu baryo haku ha sugin in aad galabaysato,Hadaad galabaysatana ha sugin subaxdii
Ilaahay waxaan ka baryaynaa in uu naga aqbalo bishii ramadaan aan soonay iyo salaadihii aan tukanay
nabigu sala laahu calayhi wasalam wuxuu yiri aduunka ku ahaw sidi qof safar ah.
oo yimi geed hoostii kana gudbay
Cabdilaahi ibnu cumar wuxuu oran jiray hadii waagu kuu baryo haku ha sugin in aad galabaysato,
Hadaad galabaysatana ha sugin subaxdii
Halka ka dhegaysoquraanka kariimka (Sh. Khaliil al xusari iyo shiikh cabdiraxman al sudaysi
Halka ka dhegaysoqiraa'ada S. Can Abi Camur (Sh. Cabdirashiid Sh. Cali Suufi)
guji halkan Si aad u soo dirto email.